Senatarkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka sare oo si Fudud Kismaayo loogu doortay

Waxaa goordhaw shaaciyay in doorashada Aqalka sare uu ka tanaasulay Musharax Axmed Maxamed Jaamac oo lagu waday in uu la tartamo Senataror Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil fartaag . Doorashada inta aysan bilaaban ayuu Musharax Axmed Maxamed Jaamac Baarlamaanka Jubbaland hortiisa ku shaaciyay in uu doorashada Aqalka sare ka haray uuna u tanaasulay Musharaxii la tartamayay. Xildhibaanada … Continue reading Senatarkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka sare oo si Fudud Kismaayo loogu doortay